Daawo Sawirada: Orodyahan Afrikan ah oo rikoor cusub u dhigay Orodka adduunka

Orodyahan caan ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa rikoor cusub u dhigay tartanka orodka adduunka , kadib markii uu ku guuleestay tartanka orodka adduunka ee ka socda magaalada Berlin ee dalka Jarmalka. Eliud Kipchoge oo 33 sano jir ah ayaa jabiyay rikoor horey ugu yaalay orodka adduunka, waxa uuna Orodyahankan reer Kenya oo hada dhigay rikoor … Continue reading Daawo Sawirada: Orodyahan Afrikan ah oo rikoor cusub u dhigay Orodka adduunka